Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Cabdulkhadir Siidi oo ka hadlayey weerarkii shaley ay Alshabab ku qaadey deegaanka leego ayaa sheegey in halkaasi ay alshabab ku dileen haween badan kolka laga reebo ciidamada amisom oo halkaasi lagu laayey, Waxaa kaloo uu intaas raaciyey in gudoomiyaha deegaanka leego iyo ku xigeenkiisa ayagana aan la ogeyn halka ay dhigeen tin iyo cirib, Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegey in uu halkaasi ku maqan yahay mid ka mid wasiirada maamulka shariif Xasan.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada