Degmada afgooyeee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay magalada muqdisho u jirtaa in ka yar 25km, Degmadaas oo aan weligeed laga hirgelin wax jaamacad ah ayaa hada waxaa laga hirgelinayaa jaamacadii ugu horeysey ee ay ebed yeelato.
Maasha alaah waa wax lagu farxo inkastoo aay aheeyd mar hire inlaga hirhaliyo eey suur toowi weeysay hadana waan soo dhawwey neeynaa waa wax loobaahan yahay hormarku
Afgooye waxay ahayd goob wax barasho sare ay ka jirtay, waxaana ku yaalay kulliyadihii Beeraha iyo tii Waxbarashada Lafoole, Machadyadii Sare ee Beeraha, Farsamada Lafoole iyo kii Dhirta (forestry Institute).
Waa eebe mahadiisa waana soo dhoweyneynaa kuwo kalena waan sugeynaa

Comments are closed.