Mid ka mid ah horjogayaasha maleeshiyaadka ku labisan dareyska ciidanka dowlada ee ku sugan degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa beeniyey in ay maleeshiyaadkaasi ka bexeen degmada xaley kolkey alshabab weerar kusoo qaadey degmada.
Horjoogaha maleeshiyaadkaas oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Tareedisho, ayaa sheegay in maleeshiyaadkiisa aysan ka bixin degmada ayna hada ku sugan yihiin halkaas.
Waxaa kalloo ku eedeeyey maamulkii degmada in ay yihiin kuwo la shaqeeya alshabab isla markaana ayaga ay buun buuninayaan in alshabab ay halkaasi soo gashey taasoo uu ku tilmaamey wax k ama jiraan.
Taliyaha maleeshiyaadka dowlada ee wanleweyn
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Taliyaha maleeshiyaadka dowlada ee wanleweyn mobil