Taliyaha Ciidamada Deegaanka Col. Maxamed Sheekh Xasan oo la hadlay warbaahinta ka hadasha xaqa iyo xuqiiqda dadka degan gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu warbixin ka bixiyey sida uu u dhacay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka ceeljaale.
Taliyaha ayaa sheegay in Weerar maanta lagu soo qaaday Ceeljaale ay ku guulesteen ayna ku furtay hub iyo gaadiid “qoryo ayaan ku qabsanay iyo Gaari Cabdibila ah oo watay taarik Dowladeed amisom ayaan ku wareejinay”.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
masha allah waa arin lagu farxo waana soo dhaweneynaa waxaan leeyahay halkaas ka sii wada halganka dib u xureynta gobolka insha allah waxaadna ku taagan tihiin xaqa waadna guuleysan doontaan insha allah
Comments are closed.