Hogaamiyaha raskambooni ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tegey magalada garoowe halkaas oo uu kula kulmey madaxweynaha maamul goboleedka puntland, safarka hobaamiyaha raskambooni uu ku tegey garoowe ayaa waxaa la sheegey in uu la xiriiro sidii ay uga tashan lahaan xiriirka ka dhexeeya dowlada federalka iyo maamuladooda.
Wariyaha VOA ee ku sugan magalada garoowe ayaa waxaa uu labada hogaamiye ka wareystey waxa uu shirkooda ku saabsan yahay.
Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada