Xildhibaan daahir amiin jeesow oo ka mid ah xildhibaanada oo booqasho ku tegey dalka ingiriiska ayaa waxaa uu wareysi dheer siiyey idaacada toral tv isagoo ka hadley arimo dhowr ah oo ku saabsan federalka iyo aminiga dalka.
Wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan.
jeesow waa nin Geesi ah oona la Gaban fikirkiisa xadalada uu sheegayana waa runtiis.
Daahir Amiin waa nin daacad iyo iiman leh marka ninka daacada ah dadka ma jecla
Dadka wax kasto ooy sheegan waxba kaama badaleeyso
wax kasto oo ay sheegaan waa naceeb ay qabaan
waxaad tahay nin (DOOR )
Comments are closed.