Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ayaa habeenkii xaley waxaa ay mooshi ka dhan ah madaxwynaha dowlada federaalka ay u gudbiyeen goalaha sare ee baarlamaanka.
Mooshinkan ayaa waxaa hor boodaya C/llahi Goodax Bare oo ka mid ahaa kooxihii sida aadka ah ugu dhawaa madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud.
Xildhibaan Luul tahliil oo la hadashey warbaahinta ayaa tafatiraad ka bixisey sababta ay moshinka uga keeneen madaxweynaha wexeyna sheegeen in uu ku tagri faley xoolihii qaranka hadaladeediina waxaa ka mid ah.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada