Wasiirka Maaliyada ayaa dib ugu celiyey miisaaniyadii sannadka oo ay horey u meel mariyeen baarlamaanka federaalka isagoo sheegey qarashka miisaaniyada iyo midka hada la hayo uusan isku dheelitirneyn hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Wasiirka maaliyada farkeeti mobil