Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa si Kulul uga horyimid Heshiiskii Shalay ay ku kala Saxiixdeen Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug Garab kamid ah Ahlusunna iyo Maamulka Galmudug.
Saadaq Sheekh Yuusuf oo ah mid kamid Madaxweyne Kuxigeenada Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa sheegay in Heshiiskaasi uusan quseyn Ahlusunnada Gobollada Dhexe.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Ahlusuna o ka Hortimd Heshiiskii cadado
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Ahlusuna o ka Hortimd Heshiiskii cadado mobil