Waxaa magaalada Munich illaa xalay soo gaarayey kumanaan Qaxootiga reer Siiriya ah ee kasoo baxay dalka Hungary.
Shacabka magaalada Munich iyo mas’uuliyiin ka socota Dowlad Gobaleedka Bavaria ayaa qaxootiga kusoo dhaweeyey xarunta tareenada, waxaana dadkaasi loo qeybiyey dhar ay qabowga ka xirtaan iyo cunto.
Nala daawada barnaamijkaas oo uu soo gudbiyey telefishinka euronews.