Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey 4ta sida aadka ah ula shaqeysa dowlada itoobiya oo gabre amr ku siinaya in ay ka qeyb qaataan caleemasaarka hogaamiyaha raaskambooni oo ay dowlada itoobiya sida qasabka ah ay rabto in ay ugu soo celiso shacabka.
Amiin arts, waa rashaxan ku xeel dheer farsamada
siyaasadeed ee maskaxda lagu cabiro.
Tan kale, wax lala yaabo ma aha faragelinta itobiya
ee arimaha Soomaliya, waxaadba moodaa waddanka
Soomaaliya in laga xakumo Addis ababa.
Waxaa taasi kusoo biiray Afey oo nagu hagaayo Kenya.
Allow Soomaaliya tus sida wadankooda loo maamulanaayo.
Comments are closed.