Dhegeyso:- Ahlusuna oo Xukuumada Federalka ku Eedeysey Iney Huruninayaan Dagaalada Ka Socda Degmada Caabudwaaq

0
66
IM00
IM00
IM00

Cali Baashi Faarax Cali Madaxweyne Kuxigeenada Maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay Degmada Caabudwaaq ee Dadka badan ay ku dhinteen in ay ka danbeyso Dowladda Soomaaliya.

Hadalkiisii oo dhana waakan ee nala dhegeysta.

Ahlusunada gobolada dhexe

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

Ahlusunada gobolada dhexe mobil