Dhegeyso:- Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed oo 5 Haween ah Ku Kufsadey Inta u Dhexeysa Degmada Afgooye iyo Deegaanka Mareeyrey

1
210

isbaaroSida uu ku waramayo gudoomiyaha deegaanka mareereey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose Sayid Baalle Mayow ayaa sheegey in ciidamada dowlada somaliya oo qaab beeleed u abaabulan ay ku kufsadeen wadada u dhaxeysa deegaanka mareerey iyo degmada afgooye ilaa iyo 5 haween ah, Haweenka kufsiga loo geystey ayaa waxaa ay ka mid ahaan rakaab ku safraayey wadada u dhaxeysa afgooye iyo mareereey halka rakaabka intoodii kalana oo rag u badnaa ay jirdil u geysteen ciidamada;

Talaabadan ay ku dhaqaaqeen ciidamada dowlada oo ayaga qaab beeleed u habeysan kuna beel ah Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ay maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhinayaan falalka burcadnimo ee ay kula dhaqmayaan dadka shacabka ah ee ku nool deegaanada gobolka shabeelaha hoose.

 

 

Gudomiyaha mareerey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha mareerey mobil

1 COMMENT

  1. aritaan aa in laga hortagaa si isku doobaan kujirto degdeg jawaab halaga bixiyo kuwaasi tuugada ah in ay cararyaan ayaan u jeedaan hadaan jabaab laga bixiyo oo laba laga reebo oo sharciga k/galbeed la horgeeyo la iska dhicyo hadii ay dagaalamaan madaxweynaheen shariif xasan ayey u taalaa in deg deg ciidamadeena uu ku howl geliyo yuu sugin dhismahan baarlamaanka waay shacabkii aad xukumi laheeed ayaab baabacsan dedg deg haloo geeyo ciidan dhalayardeenina hubka ha l a soo raacan baaburta ay soo fuulayaan kii ay ka shakiyaana jawaab in ay sii yaan oo aan laga baqin saacadada haday dhamaato naftaada way go ee lakiin tuug waxba ma dili karo dhalinyaroo kaca hala iska dhicyo mooriyaanta tuutaha noo soo gashteen waxaan waa wax laga damqado waayo dayuus ayaa ka aamusa arintaan sabatoo ah naagtii ninka yahuudiga dulmiyey islaan nimada in degdeg loogu jawaabey waad maqasheen reer shabeelad hoosoow kaca toosa iska dhica aan iska dhicino kuwa bilaa diinka ah oo xayawaanka aan waxba dhaamin dariiq ku kufsda dumar

Comments are closed.