Dhegeyso:-Suldaan Warsame oo ku Baaqey in si Nabad Lagu wada noolaado Koonfur Galbeed

0
80

suldaan-warsameSuldaanka beesha Jiido Suldaan warsame caliyow oo ka tirsan odayaasha dega gobolka shabeelaha oo shaley ka hadley kulankii ka dhacay ka dhacay magalada baydhabo ayaa ku dheeraadey muhiimada ay leedahay in la helo nabad lagu wada noolaado isagoo sidoo kalana hoosta ka xariiqey in dib u hishiin la,aan aan umada la isku keeni karin maamulkana uusan waxba qaban karin.

Hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

suldaan warsame

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

suldaan warsame mobil