Nabadoon Kuusow Xasan oo kasoo jeeda gobolka Shabelaha hoose ayaa ka hadley xaalada amni ee gobolkaasi oo aad uliidata isagoo sheegey in falalka kufsiga ee ka dhaca gobolkaas uu cirka iskuu shareerey.
Nabadoonka ayaa sidoo kale wax iney ka qabtaan ka dalbadey maamulka fadhiidka ah ee shariif xasan oo isla markaana ka shaqeynaya sidii gobolkaasi ugu sharciyey lahaa dadka ka geysanaya falalka arxan darada ah deegaanka.
Hadalkii nabadoon Kuusow Xasan waana ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada