Daawo:-Xafladii caleemasaarka Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Wanleweyn

0
142

xaji caliXaflad aad u balaaran oo ay oo agaasimeen maamulka degmada wanleweyn ayaa maanta lagu qabtey degmada xafladaas oo lagu sagootinaayey gudoomiyahii hore ee degmada Isaaq Maame laguna soo dhaweynayey gudoomiyaha cusub ee degmada wanleweyn Maxamed Siidow.

Xafladan ataa waxaa kasoo qeyb galey Xildhibaano ka tirsan dowlada federaalka, Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka shabeelaha hoose.