Alow umadaan kuwa hortaagan dadnimo iyo qaranimo qalbigooda kusoo celi Amiin ayaa sawirka waxaa uu ku muujinayaa qaabdarada ay ku sugan yihiin nimanka isku sheegaya iney yihiin madaxweynayaan iyo dowlad halka dhamaantood ay wada hoos tagaan itoobaya waaxaase caqabo xumo ah oo ilaa iyo hada aan la ogeyn waqtia laga bixi doono foolxumada dalka uu ku sugan yahay.