Dhegeysiga CodadkaWARARKA Dhegeyso:-Magalada Gaalkacyo oo Maanta Degen iyo Ciidamadii Is Hor Fadhidey oo La kala Qaadey By admin - December 6, 2015 0 118 FacebookTwitter Xaalada Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Saaka degan iyadoo lagu wado in maanta la kala qaado Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ee isku hor fadhiya Magaalada Gaalkacyo. cidan la kala qaadey Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada cidan la kala qaadey mobil Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)