Bananbax aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay degmada afgooye banabaxan oo looga soo horjeedey qaar ka tirsan maamulka uu shariif xasan usoo magacaabey degmada sida taliyaha ciidanka bolisska degmada iyo kooxaha maxeysatada ee ku labisan dareyska dowlada ee ku sugan degmada afgooye.
Shacabki bananbaxanisugu soo baxay ayaa waxaa ay ku luuqeynayeen hal ku dhigyo ah dooni meyno caade qaate dooni meyno tuug wexey kaloo ku eedeeyeen in saldhiga degmada afgooye uu yahay meesha lagu kala iibsado dadka ayadoo si micno daro ah dhalinyarada halkaasi loogu soo xiro isla markaana lacag laga qaato eheladooda si ay u helaan xoriyadooda.
[slideshow_deploy id=’23627′]
galadi in laga gardaranyahay waan ogahay wah badan ayoow sabraayey wah oow ku sabri waayey ayaa kiciyey Ayaan filayaa hadaan qaldaneen lakiin in ay dhulkooda ayaga maamulaan wah u dhaanto ma lahan ay iska kiciyaan mooriyaanta si ay u horoowaan wsc
Comments are closed.