Talow Sawirka uu Amiin Camir Ka sameeyey Shariif Xasan Muxuu Ka Turjumayaa

1
67

Amin camirAmiin Camir ayaa sawir aan caadi aheyn ka sameeyey Shariif Xasan waxa uu ka turjumayana shacabka idinka ayaan idinka sugeynaa in qof walba uu ku cabiro fikirkiisa

sakiin

1 COMMENT

  1. horta baydhabo in 3 canshuur laga qaado waan maqley mid waa tan shariifka midna waa shabaab midana wa dowlada somaliya wahaa ley ka dhiman baydhabo tan amison in laga qaado ilaah aa u maqan dm wa dhulkooda meesha sedah canshuur laga qaado bes meelaha kale ma jiraan

Comments are closed.