VideoWARARKA Daawo:-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Gabagabeeyey Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016 By admin - December 9, 2015 0 76 FacebookTwitter Kulan looga hadlayey sidii lagu hirgelin lahaa hiigsiga 2016 ayaa maalintii shaley waxaa uu madaxweynaha kusoo gababeyey magalada muqdisho kulankaasi oo ay kasoo qeyb qeyb galeen dhamaan masuuliyiinta maamul goboleedyada dalka. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)