Waxaa shaley marti ku ahaa golaha qurbo joogta koonfur galbeed Afhayeenka dhaqanka koonfur galbeed Malaaq Yacquub Deerow iyo Ugaaska beesha Gare Ugaas Nuur Shaakow waxaana laga wareystey xaalada guud ee gobolada ay ka koonban tahay koonfur galbeed iyo weliba qaabka ay kusoo xuleen xildhibaanada maamulka Shariif Xasan hadaladoodiina waakan ee nala dhegeysta.