Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Jawaabey Eedeyn Kaga Timid Baarlamaanka Dowlada Federalka

0
45

Yuusuf-xuseen-jimcaaleGudoomiyaha gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Jimcaale ayaa ka hadlay go’aankii ay baarlamaanka Soomaaliya ku diideen in Xaruntii hore ee baarlamaanka dalka lagu wareejiyo Ganacsato Soomaaliyeed oo ku sameynaya dibu dayactir weyn.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin in Mulkiyad ahaan ay xaruntaas ugu wareejiyeen Shaqsiyaadka ay ku wareejiyeen, balse ay tahay in ay qeyb ka qaadanayaan in dibu dhis lagu sameeyo, iyagoo caawinaya Maamulka gobalka Banaadir.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

Gudomiyaha Gobolka Banadir

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Gobolka Banadir Mobil