Gudoomiyaha cusub ee gobolka shabeelaha hoose Ibraahi Adan Cali oo maanta VOA la hadley ayaa waxaa uu si weyn uga hadley dagaaladan kusoo noqnoqdey gobolka shabeelaha hoose waxaana uu sheegey sababta keentey iney noo noqonoqdaan in ay ugu weyn tahay in aan lala xisaabtamin dadka dilka ka geystey gobolkaas isla markaana loo baahan yahay in la bilaabo la xisaabtan.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gudomiyaha shabelaha hose mobil