Dhegeyso:-Masuuliyiinta Maamulka Puntland iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo Ku Kala Aragti Duwan Qaab Qeysiga 2016

1
55

Gaas-ShariifWaxaa beryahan magalada muqdisho ka socda shirka wadatashiga hiigsiga 2016 kaasoo masuuliyiinta maamul goboleedyada qaarkood ay ku kala aragti duwan yihiin qaabka wax loo qeybsan doono 2016

Masuulka Puntland ayaa sheegaya in loo baahan yahay in doorashada deegaan lagu saleeyo halka maamulka Koofur galbeed uu taagan yahay in 4.5 lagu saleeyo.

shariif xasan iyo cabdiweli

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

shariif xasan iyo cabdiweli Mobil

1 COMMENT

  1. shariif sakiin hada ayow ogaadey khiyaanada reer madhibaan ay wadaan dhul aan dhulkoooda eheen markow u sahiihey shariifka ayey la imaaden aan degaan wah ku qebsano ayaga oo raba in ay banaanka u tuuran shariifka ama qoomiyad dm oo dhan oo ay rabaan in ay dhahaan hal maamul waa dad yer wahii naga soo haraa wah la niiga sinaa shariifka in oow ku dhego 4.5 waa ku qasbanyahay hadii kale dm iyo in ay wakhtigaan jabhadeeyan oo ay dhulkooda ku degaalaman oo ay kismaayo aadan waa ku qasbanyihiin mida kale hadii dowlada laga soo saaro wahey dm oo dhan naqanayaan macalaa shariif sakiinkooda shabaab taas ayaa hubaal ah runta ayow hada arkey shariifki hada low soo kacay hada kooyi ho wal taraasi shariif ki sugaani wsc

Comments are closed.