Dagaalo beryahan kasoo cusboonaadey degmada marka ee gobolka shabeelaha oo ay xukuumada federaalka iyo midka maamul goboleedka aysan weli ka hadlin ayaa maanta waxaa warbaahinta la hadley Ugaas Faarax Cabdi Sheekh oo ka mid ah ugaasyada beesha Biimaal ayaa ku eedeeyay xukuumadda Xasan Sheekh in ay mas’uul ka tahay dagaalada xasuuqa ah ee lagu hayo reer Sh.Hoose.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa