Waxaa beryahan magalada muqdisho ka socda is jiid jiid ku saabsan hiigsiga 2016 kaasoo ay isku mari la yihiin qaar ka tirsan maamul goboleedyada ka dhisan dalka, Amiin camir oo u dhuun dalaala sayaasada dalka ayaa qalinkiisa waxaa uu ku sheegayaa in kooxda damul-jadiid oo uu hogaaminaayo Faarax Sakiin ka dambeeyo ee bal nala arka.