Magaalada Marka ee Xarunta u ah Gobolka Shabellaha Hoose ayaa beryahan waxaa ka socdey dagaalo u dhexeeya kooxo kasoo kicitamey gobolada dhexe ee dalka somaliya iyo ciidamo ka tirsan deegaanka waxaa soo baxaya Warar sheegaya in la kala qaadayo ciidamada Magaalada ku Dagaalamay.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan in maanta la kala qaado Labada Maleeshiyo ee ku Dagaalamay Magaalada Marka hadaladiisina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada