Madaxweynaha Dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qudbo dheer ka jeediyey kulankii wadatashiga hiigsiga 2016 ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay Dul qaataan Xilliyada ay Madaxda Soomaalida gaaraan Go’aamada Adag islamarkaana Shacabku uu Dulqaad sameeyo.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:
Hakan hoose kaga dhegeyso mobilkada