Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka kasoo jeeda puntland,jubaland iyo khaatumo ayaa maanta lagu qabtey magalada muqdisho kulankaas oo looga hadlayey qaab qeybsiga siyaasada hiigsiga 2016.
Gabagabadii kulanka ayaa waxaa kasoo baxay dhowr qodob oo ay u arkeen in uu ku jiro xalka guud e somalinimo waakan ee nala daawada.