Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed oo Sheegey In Ciidanka Aysan Fasax La,aan Soo Geli Karin Magalada Gudaheeda

0
125

DagaalTaliyaha Ciidamada Xooga dalka Sareeye Gaas Max’ed Aadan Axmed ayaa faray Hogaanada Ciidanka inuusan magalaada Muqdisho soo geli Karin askari hubeysan oo aan shaqo loo soo dirin,wuxuuna tilmaamay in hadii ay dhacdo in askari hubeysan uu soo galo magaalada lagula xisaabtami doono danbiga uu geysto taliyaha uu askarigaasi hoostago.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

cidanka dowlada

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cidanka dowlada mobil