Warbaahinta magalada baydhaba ayaa waxaa ay wareysi dhan walba taabana la yeelatey Malaaq cali abdirahmaan shiino malaaqa ayaa wareysigan kaga hadley halka uu marayo baarlamaanka koonfur galbeed iyo hadal maalintii shaley kasoo yeerey qaar ka tirsan siyaasiyiinta beesha ogaadeen oo sheegey ineysan ka tirsaneyn maamulka koonfur galbeed.
Malaaqa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa:
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada