Golaha Qurbo Joogta KoonfurGalbeed waxaa ay idinku war gelinayaan in Maalinta Sabtida Taariikhduna tahay 26 bisha Desember 2015 uu marti noogu yahay Xildhibaan Maxamed Omar Dalxa.
Xildhibaanka su’aalaha aan weydiin doono waxaa ka mid ah.
1- Waa maxay aragtida xildhibaan Dalxa ee ku aadan nidaamka kala guurka siyaasada dalka 2016 in lagu saleeyo nidaamkii hore ee 4.5 iyo laga bedelo.
2- Maamulka koonfur galbeed dhaliil iyo amaan muxuu u hayaa xildhibaan Dalxa
3- Ururka jaamacada carabta inaan kasii mid ahaano ama inaan ka baxno faaiido iyo qasaaro mexey inoo leedahay.
Xildhibaanka ayaa ka jawaabi doona su’aalahan iyo sua.aalo kale oo aad nasoo weydiin doontaan haduu alla idmo
Wareysiga martida waxaa uu bilaaban doonaa saacadan hoose ku qoran.
iyo suaalo kale, Hadii aad heysaan suaal ka baxsan inta aan soo sheegney kusoo dira commentiga
Wareysiga martida waxaa uu bilaaban doonaa saacadan hoose ku qoran.
Somaliya 8:00 fiidnimo, Toronto 12:00pm, Mnpls 11:00Am London 17:pm halka yurub inteeda kale ay ka noqon doonto 18:00pm
Haddii aad qaarada africa ka soo galeyso waxaad soo tiigsataan labadan number Kenya +254 (0) 20 5231033
South Africa +27 (0) 87 825 0107 PSW 731216#
Haddii aad kasoo galeyso wadamada qaliijka waxaad naga soo tiigsan kartaan GCC/Arabian Peninsula +973 1656 8325
PSW 731216#
Hadii aad kasoo galeyso qaarada Australia waxaad naga soo tiigsan kartaan Australia +61 (0) 3 8672 0185 PSW 731216#
Dalka Ingiriiskana waxaad inaga soo tiigsan kartaan United Kingdom +44 (0) 330 606 0527 PSW 731216#
Qaarada North Americana waxaad naga soo tiicsataan United States (712) 775-7035 PSW 731216#
Caalamka intiisa kalana waxaa ay si toos ah numbarka uga qaadan karaan shaxda hoos ku xusan:-
Access Code Pin: 731216
Australia +61 (0) 3 8672 0185
Austria +43 (0) 732 2781155
Belgium +32 (0) 9 324 29 17
Brazil +55 61 4040-4314
Bulgaria +359 (0) 2 495 1527
Canada (712) 775-7060
Chile +56 (0) 44 890 9161
China +86 (0) 510 6801 0117
Costa Rica +506 4000 3885
Croatia +385 (0) 1 8000 065
Cyprus +357 77 788854
Czech +420 225 852 060
Denmark +45 78 77 36 35
Dominican Republic (829) 999-2585
Estonia +372 614 8061
Finland +358 (0) 9 74790032
France +33 (0) 1 80 14 00 56
GCC/Arabian Peninsula +973 1656 8325
Georgia +995 (0) 706 777 110
Germany +49 (0) 89 143772955
Guatemala +502 2458 1416
Hungary +36 1 987 6821
Iceland +354 539 0323
Indonesia +62 (0) 21 51388813
Ireland +353 (0) 1 437 0318
Israel +972 (0) 76-599-0026
Italy +39 06 8997 2187
Japan +81 (0) 3-5050-5075
Kenya +254 (0) 20 5231033
Latvia +371 67 881 516
Lithuania +370 (8) 37 248962
Luxembourg +352 20 30 10 03
Malaysia +60 (0) 11-1146 0070
Mexico +52 (01) 899 274 5015
Netherlands +31 (0) 6 35205061
Nigeria +234 (0) 1 440 5221
Norway +47 21 93 53 35
Pakistan +92 (0) 21 37130640
Panama +507 838-7821
Poland +48 32 739 96 40
Portugal +351 21 114 3145
Romania +40 (0) 31 780 7760
Slovakia +421 2 333 255 32
Slovenia +386 (0) 1 828 03 25
South Africa +27 (0) 87 825 0107
South Korea +82 (0) 70-7686-0015
Spain +34 931 98 23 70
Sri Lanka +94 (0) 11 5 322961
Sweden +46 (0) 31 781 06 26
Switzerland +41 (0) 43 550 70 55
Taiwan +886 (0) 985 646 917
Turkey +90 (0) 212 988 1713
Ukraine +380 (0) 89 323 9978
United Kingdom +44 (0) 330 606 0527
United States (712) 775-7035
Vietnam +84 (0) 4 7108 0080
Bravanese people have been deprived of liberty suffered considered damage in the hands of habargidir criminals which occupiers and oppress the lower shabel region in general bear the responsibility for reducing our hardworking people to misery by destroying every means to livelihood for them to survives-
We appeal to prominent persons of southwest in the diaspora and inside the country to came together and take back the region and restore dignity and humanity and end the injustice and humiliation to our hardworking people.
The southwest administration is not existent as the indigenous people the owner of land are not capable to have peace of mind in their own homes this is unacceptable and we must revert this trend by all means.
We are calling for elders ,leaders, intellectuals and citizen of the occupying militias to join us in the condemnation of occupation of others land.
We persistently demand immediate withdrawal of all victimized occupiers from the forcibly occupied inter-river territories.
-We are small population in every city of the lower shabelle region ,so we are very much all know each each other or related to each other-
According to italian trusteeship documents of Somalia 1950-1960 -Southern region of Somalia or Benadir protectorates and rentals that which notable or chiefs and elders decided all sorts of causes and controversies–quote.
we have documents of elders of lower shabelle region from Regno dell’Italia 1900 -1950 to prove that this is our region and home land -and we are encouraged to see southern region diaspora and intellectuals discuss this forum in the interest of it’s citizen in general .
this our community demand and expect answer.
Regards
Jeilani
Runahaantii aniga waxaan jooga puntalad waxaan weydiin lahaa dadbadan oo ka sojeeda konfur galbeed ayaa lugu diley ugu yeraan 9 gof ayaa ladiley halsino gudixis ilaa iyo hadana ma arkin gof siyaasi ah oo arin taas si fiican ugahadli maxaa ku dhacadey tasss maxasanadiin asc baybay
Isbaaradda iyo jabka Shariif Sakiin garsiiyay shacabka masaakiinta reer shabeelaha hoose masuliyadeeda aduun iyo aakhero asaga ayaa lala xisaabtami doona -waa dhacdo xanuun badan xuduudi bani aadamka ay dhaaftay oo ku rebtay murugo quluubta muwaadin kasto koonfurgalbeed ka tirsan.
Shirqolka shariif Sakiin wado ee ah gobolkan Shabeelaha hoose ku aburo xildhibano iyo wasiiro u dhalan iyagoo xata xal guri aan ugu yaalin gobolka.
waa goa’aan halis badan jiritaanka qoomiyadda Digil-Mirifle iyo mustaqbalka siyaasaddda koonfur galbeed.
Xaqqa ayaa inoo dhalandoonta laakin hadda waxaa meesha ku aragnay dadka aan meesha u dhalan oo ka dambeeye xasuuqa iyo barkaca ka dhacay gobolka shabeelaha hoose iyo dulmiga 25 sano tulo iyo degmo xoog iyo gumeysi aan xad lahayn ku hayste dhulka Digil loo bobay loona abaalmariyay xilal xildhibaan iyo wasiir aan u qalmin -dhul abko iyo isir ttona ku lahayn.
Dadka koonfur galbeed ee degan Gobolka Banaadir waa 40% waxaa la yaab ah in aanysan ka tirsanaynin maamulada degmooyinka gobolka Banadir.
Shariif Sakiin uma qalmo in Madaxweynae ka noqdo konfurgalbeed sababto ah waxaa ku cayaaray sharafta , karaamada iyo xuquuda shacabka masaakiinta ah oo halgan qaadatay 60 sano ka badan ku daatay dhiig badan.
Aqoonyahaanada gobolka shabeelaha hoose waxaa aan ka codsanaynaa in ay bilaaban dagaal diblomaasiyadeed looga hortegaayo Shariif Sakiin si caalamka oodhan looga dhaadhicin lahaa khatarta ku sugan shacabka ku nool golkan maamulkooda dad maafiya ah afduubten qiimo iyo sharaf ku lahayn bushada reer shabeelaha hoose.
Comments are closed.