Shaley ayey aheyd kolkii ciidanka nabadsugida dalka jabuuti ay si ula kac ah u laayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan amiin camir oo arimahaas u dhuun duleeela ayaa waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey madaxweynaha dalka jabuuti oo aad moodo in uu bixiyey amirkii lagu leyn lahaa dadkaasi.