Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in ay jiraan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka islamarkaana Ganaax la dul dhigay.
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Tilmaamay in ay sameeyeen Tiro Koob lagu ogaanayo Xildhibaanadii ka maqnaa Fadhiyada Baarlamanka,waxaana uu xusay in 75 Fadhi oo ay Baarlamaanku yeesheen ay ka maqnaayeen Xildhibaano aad u badan.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada