Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cismaan oo shaley ka qeyb galey munaasabad lagu xusaayo Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Asagoo ku hadlaya Afka Baarlamaanka Soomaaliya Bisha Mowliid ay u Aqoon sadeen Ciidaha Qaranka Soomaaliyeed uu leeyahay sanad kastana la xusi doono.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada