Guddoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab uu Jir dil u geeystay asaga Xilli uu ku sugnaa Saldhiga Degmada Xamar-weyne.
C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa Xusay in Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Gaab oo wata Ciidamo uu Weerar ku soo qaaday Degmada Xamar-weyne islamarkaana uu Dadkii Deganaa Wakaaladi hore ee Filimada ee Degmada Xamar-weyne Xoog uga saaray halkaasi sida uu yiri.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha Degmada Xamarweyne Mobil
SAME PEOPLE – WELL DONE YOU GUESSED WHO THEY ARE AND WHERE THEY CAME FROM. SAME OLD STORY, SAME VICTIMS, SAME ADDICTION– DHUL BOOB – AMA DAD SHACAB HALA HAADO AMA HANTI QARAN, BILILIIQO, ARGIGIXISO, XARAAN KU QUUDASHO AAN GEED LOOGU SOO GABAN !! SHAME ON THEM!!!!!
Comments are closed.