Dhegeyso:-Indho Adeega Beesha Ogaadeen ( Ku Qabso Ku Qadi Meyside )

2
113

ceelbardeXildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya kana soo jeeda beesha ogaadeen ayaa faahfaahin ka bixiyay shirweyne ka soconaya degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool oo maamul ka madaxbanaan Koonfur Galbeed lagu dhisayo.

Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Maxamed Cusmaan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Maxamed Cusmaan Mobil

 

2 COMMENTS

  1. ISHIIS LAGA ARKA USHIIS LAGU TUMAA
    NIMAAN TASHAN WA LOO TALIYA
    WARKII HORE WAR SOO DHAAF. Waxa ayamahaan lasocoteen: majeerteen vs habargider (puntland vs galmudug; Gaas vs Guleyed) – BIQ – Si ku meel gaar ah meel iska dhig dagaalkooda. Waxeey ka tafantahay, colaad horle iyo siyaasad cakirin ka dhex dhalatay mamulada ku sheega jubba iyo koonfur galbeed :(ogadeen vs asharaaf; madoobe vs sakiin). Marka mar dhow waxaad fiirsataanba wa filin cusub.

  2. Wa yab shaley ninki laha ha la I badbadiyo itobiyan ba I ceyrsanaya mantana leh cel berde ana iska leh war wadankina wad taqanan e degdeg isaga noqdo celberde malahan dontin inta d/mirifle ay naf ku jirto

Comments are closed.