Cabdalla-ladhiif Muuse San-yare oo kamid ah Xildhibaanada Beesha Ogaadeen uga jira Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay shir seddexdii bilood ee la soo dhaafay ka socday degmada Ceel-barde ee Gobolka Bakool,kaasi oo looga arinsanayay sidii maamul madax banaan loogu sameyn lahaa Degmada Ceelbarde iyo Deegaanada Yeed iyo Aato oo ka wada tirsan Gobolka Bakool.
Xildhibaanka ayaa sheegay in Shirka ay ka qeyb galeen shan boqol oo Qof iska soo doorteen dadka deegaanka,waxaana kala qeyb galay Xildhinaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
ISHIIS LAGA ARKA USHIIS LAGU TUMAA
NIMAAN TASHAN WA LOO TALIYA
WARKII HORE WAR SOO DHAAF. Waxa ayamahaan lasocoteen: majeerteen vs habargider (puntland vs galmudug; Gaas vs Guleyed) – BIQ – Si ku meel gaar ah meel iska dhig dagaalkooda. Waxeey ka tafantahay, colaad horle iyo siyaasad cakirin ka dhex dhalatay mamulada ku sheega jubba iyo koonfur galbeed :(ogadeen vs asharaaf; madoobe vs sakiin). Marka mar dhow waxaad fiirsataanba wa filin cusub.
Comments are closed.