Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Afgooye Maxamed Aamiin oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Booliska Degmada ay soo qabteen Raggii dilay Allah ha u naxariistee C/llaahi Maxamed Iideey oo ahaa Guddoomiyihii Hore Dagmada Afgooye,kaas oo la dilay 8-dii Bishii July ee Sanadkaan.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
taliyaha cidanka boliska afgooye
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
taliyaha cidanka boliska afgooye mobil