Wasiirka arimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa markii ugu horeysay sheegey ka warqabaan maamulka la magac baxay ka Bakool sare balse ay hoostagaan maamulka Koofur Galbeed.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada