Ayadoo maalin ka hor odayaasha dhaqanka beelaha koonfur galbeed ay soo gabagabeeyeen soo xulista xildhibaanada baarlamaanka koonfur galbeed ayaa waxaa hadana weli muqda in tarada baarlamaanka loogu tala galey aysan aheyn 145 sida in badan warbaahinta ay sheegtey.
Liiskii ugu dambeeyey ee maalinimadii shaley ay ku fariistiin xildhibaanada koonfur galbeed baarlamaankooda kuna doorteen gudoomiye ku meel gaar ahj ayaa lagu xaadiriyey xildhibaanada liiskan ka kooban 149 xildhibaan.
Sida ka muuqata liiskan ka kooban 149 ayaa u muuqda inuu ka bedelan yahay liiskii hore ee ay warbaahinta baahisey ayadoo tirada beelaha ay heleena kaloka laga reebo qowmiyada digil iyo mirifle inta kale laga dhimey xildhibaano.
Aqriso liiskii koo dhan:-