Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo Sheegey in Weli Aysan Waxba Gacanta Ku Heyn

0
101

somalilandWasiirka arimaha dibada somaliland Saciid Cali Shire oo u waramey warbaahinta ayaa sheegey in asaga iyo wafdi uu hogaaminaayo ay tageen xarunta midowga africa si ay aqoonsi ugu raadiyaan samaliland balse hadalkoodii meesha laga soo qaadi waayey.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Arimaha Dibada somaliland

Halkan Hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Arimaha Dibada somaliland Mobil