Wararka aynu ka heleyno degmada marka ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada ay halkaasi dhibaatooyin ba,an ay ku hayaan shacabka degmada marka iyo guud ahaanba gobolka shabeelaha hoose.
Waxaa gebi ahaanba xiran dhamaan ganacsiga degmada marka mid ka mid ah ganacsatada degmada marka oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidankan laga shaqeysan waayey ayagoo mar walba shabacka iyo ganacsatadaba ka qaata lacago baad ah.
Isagoo hadlayana hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada