Dhegeyso:-Darawalada Ka shaqeeya Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Wanleweyn oo Ka Cabanaaya Isbaarooleyda

0
102

isbaaroBeryahan waxaa cabasho aad u badan ay kasoo yeertey darawalada isticmaala wadada xiriirisa inta u dhaxeyso degmada Walaweyn iyo demada Afgooye e gobolka Shabelaha Hoose ayagoo ka cabanaya isbaarooyinka xad dhaarka ah ee yaala inta u dhaxeysa mukuyga afgooye ilaa iyo degmada wanleweyn.

Koxahan isbaarada dhigana ayaa intooda badan waxaa ay u abaabulan yihiin ciidamo beeleeyo aan deegaanka u dhalan isla markaana kasoo jeeda gobolada dhexe ee dalka somaliya.

Korneel Cali Cade oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Meleteriga ee deegaanka Tixsiile ayaa warbaahinta u sheegey in ay cabashooyinkaas soo gaartey goor dhowna ay wax ka qaban doonaan sida uu sheegey.

Hadaladii Korneel calina waxaa ka mid ahaa.

Kornel Cali

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Kornel Cali Mobil