Maxamed Aweys Abuukar gudoomiyaha degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar diyaarado dagaal ay ka geysteen degmada Awdheegle.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ciidamo ajaaniib ah howlgalkaasi ka geysteen degmada Awdheegle, ayna ku dileen xubno Al-shabaab ka tirsan, sida uu hadalka u dhigay.
Gudoomiyaha degmada oo la hadley warbaahinta hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Gudomiyaha Degmada Awdheegle Mobil