Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo jeediyay in beelaha iyo odayaasha gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe loo madax banaaneeyo dhismaha maamulkaasi.
Xildhibaan jeesowna hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada