Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Bay oo Amar Dul Dhigey Ciidanka Booliska Gobolka Bay

0
90

mahadTaliska ciidamada dowlada Soomaaliya ee gobolka Baay Mahad Cabdiraxman ayaa sheegey ineysan u dulqaadan doonin askarta labista dareysaka caadiga ah ee ku sugan gudaha iyo daafaha magalada baydhabo isla markaasna dhaca, kufsiga iyo boobka ku haya shacabka.

Wuxuu sheegay iney jiraan askar badan oo wata labis aan aheyn dareeska ciidamada, kuwaasi oo dhibaato u geysta dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Baydhabo.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Mahad Cabdiraxman

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Mahad Cabdiraxman mobil