Agaasimaha Gobolada maamulka shariif xasan Maxamed Cali Aaden ( Qalinle) oo maanta warbaahinta magalada baydhaba kula hadley ayaa waxaa uu ka horyimid isagoo aan ogeyn la magacaabo Mas’uul her gobol ilaa heer degmo maadaama uu yahay agaasimada gobolada Koonfur Galbeed.
Maamulka fadhiidka ah ee uu shariif xasan hogaamiyaha au yahay ayaa tan iyo intii ay boobeen maamulka koonfur galbeed waxaa ay ka bixi layihiin isqabqabsi iyo lacag urursi halka umada kasoo jeeda gobolada ay ka arimiyaana ay qaarkood macuul ugu dhimanayaan dariiqyada.
Hadalkii kasoo yeerey agaasimaha waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada