Qaar kamid ah Waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aysan la fariisan doonin Wasiirka Arrimaha Gudaha,waxaana ay ku Eedeeyen inuu qeyb ka yahay Dadka doonaya inuu Fashilmo Shirka Maamul u sameynta.
Hadakladoodiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada